Col.Cali Adan “Ciidanka Kenya ee Kismaayo ku sugan waxa ay doonaan Masameyn karaan Taliska AMISOM ayay hoos yimaadaan”
Waxaa Banaanka usoo baxay khilaaf xoogan oo u dhexeeya saraakiisha ciidanka AMISOM kaasi oo salka ku haya arrimaha siyaasadeed ee ka jira magaalada Kismaayo.
Dowladda Australia iyo Puntland oo kala saxiixday Heshiis Shaki laga muujiyay
Dowladda Australia ayaa la sheegay in ay mashaariic murun badan dhaliyay ka fulinayso deegaanada waqooyi Bari Soomaaliya ee uu ka arrimiyo maamulka Puntland.
Duufaanno Khasaara Dhaliyay oo ku dhuftay Gobolka Oklahoma ee dalka Mareykanka.
Kumamaan American ah ayaa ku waxyeeloobay duufaanno roobab iyo daadad wata oo ku dhuftay gobolka Oklohoma ee dhaca galbeedka dhexe ee dalka Mareykanka.
Doorashooyinka Ximan iyo Xeeb Waqtiga ay dhacayaan oo la shaaciyay.
Maamulka Ximan iyo xeeb ayaa ku dhawaaqay in ay dhawaan qabanayaan doorashooyinka madaxtinimada maamulkaasi si meesha looga saaro khilaaf soo jiitamayay oo u dhexeeya siyaasiyiinta maamulkaasi.