- News
Home Xikmadii Jaceylka Xaaskii afaraad Morena Kalara FADA Hindi Af somali Contact Us Muxaadaro Riwaayado Somali
Latest Media
Nalafiidso 0105.13
[23-05-2013 00:44]
Galabwanaagsan Khad...
[23-05-2013 00:43]
NALA FIIDSO.15.05.13
[23-05-2013 00:42]
nuurashow20.05.13
[23-05-2013 00:38]
SABABAHA KEENA BURB...
[23-05-2013 00:36]
Calaf - 2012 (somal...
[23-05-2013 00:33]
Xikmadii Jaceylka 123
[23-05-2013 00:22]
Xikmadii Jaceylka 122
[22-05-2013 00:43]
Xikmadii Jaceylka 121
[19-05-2013 21:36]
BURCO XUSKA SANAD G...
[19-05-2013 17:47]
Random Media
Maxkamadda Puntland oo Ganaax Adag ku xukuntay Shaqaale Ajaanib ah.
WararkaMaamulka Puntland ayaa maanta ayaa go’aan kama dambeys ah ka gaaray doonyo kalluumaysi iyo dad ajaanib ah oo bishii lasoo dhaafay lagasoo qabtay xeebaha gobolka Bari.



Dibad Baxyo ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka dhacay magaalada Kismaayo
WararkaBoqolaal kamid ah shacabka magaalada Kismaayo ayaa maanta dhigay iskusoo baxayo ballaaran oo ka dhan ah maamulka uu madaxda ka yahay Axmed Max’med Islaam Axmed Madoobe.



Halkaan Kadaawo Wabiga Shabelel oo ku fatahay goobo badan kamid Jowhar taasoo ay dad badan ku waxyeeloobay dalagoodii ii naftoodii kuwaas oo hada ubaahana gargar dagdah
WararkaHalkaan Kadaawo Wabiga Shabelel oo ku fatahay goobo badan kamid Jowhar taasoo ay dad badan ku waxyeeloobay dalagoodii ii naftoodii kuwaas oo hada ubaahana gargar dagdah



Warsaxafadeed: Xayirada Somaliland ku soo rogtay dulimaadyada diyaradaha QM ee Hargeysa iyo Berbera.
WararkaDowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta warsaxafadeed ka soo saartay hadalkii ka soo yeeray Soomaaliland ee xayiraada dhanka duulimaadyada diyaaradaha Qaramada Midoobey ee deegaanada Somaliland, gaar ahaan Berbera iyo Hargeysa.



Khilaafka Baarlamaanka iyo Xukuumadda Sacid muxuu salka ku hayaa. HALKAN KA DAAWO
Wararka



Al Shabaab oo ka hadashay Madaxweynayaasha Jubbaland ee Kismaayo looga dhawaaqay
WararkaMaamulka Xarakada Al Shabaab ee gobolada Jubbooyinka ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhibaatooyinka ka jira magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose.



Maamulka DFS ee Gobolka Bakool oo Faah Faahin ka bixiyay dagaal Ceelbarde ka dhacay
WararkaDowladad Federaalka ayaa faah faahin ka bixisay dagaallo culus oo maalmo ka hor ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool oo dhaca xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya.



Mas’uul Katirsan Dowladda Kenya oo Caawa lagu dilay magaalada Wajeer
DhacdooyinkaKooxo hubeysan ayaa caawa sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka Booliska Kenya ku dilay magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ee Soomaalida laga heysto.



Daawo Muqaal ahaan SHIR JARAA ID OO AY QABTEEN XILDHIBAANADII WADAY MOOSHINKII KA DHANKA AHAA RA IISALWASAARAHA SOOMAALIYA
WararkaDaawo Muqaal ahaan SHIR JARAA ID OO AY QABTEEN XILDHIBAANADII WADAY MOOSHINKII KA DHANKA AHAA RA IISALWASAARAHA SOOMAALIYA



Ishortaag Lagu Sameeyay Kulan ay Xildhibaanno DFS katirsan Muqdisho ku yeelan lahaayeen.
WararkaCiidamada Nabad sugidda Dowladda Federaalka ayaa maanta is hortaag ku sameeyay kulan ay magaalada Muqdisho ku yeelan lahaayeen xildhibaanno baarlamanka katirsan.



DAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha oo xariga ka jaray Iskuul cusub oo ay hirgalisay dowladda Turkiga
WararkaDAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha oo xariga ka jaray Iskuul cusub oo ay hirgalisay dowladda Turkiga



Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.