Khaatumo State oo dowladda Federaalka ka codsatay in la aqoonsado Jubbaland
Dowladda Federaalka ayaa cadaadis xoogan kala kulmaysa maamul goboleedyada kajira qaar katirsan gobolada dalka Soomaaliya oo ku aadan in aqoonsi buuxa lasiiyo maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe madaxda ka yahay.
Moshinkii Xukumadda ka dhanka ahaa oo dhicisoobay.
Baarlamanka dowladda Federaalka ayaa maanta u fadhiistay mooshin ka dhan ah xukuumadda Saacid Shirdoon oo maalmo ka hor ay gudbiyeen xildhibaanno mucaaradsan siyaasadda xukuumadda.
Col.Cali Adan “Ciidanka Kenya ee Kismaayo ku sugan waxa ay doonaan Masameyn karaan Taliska AMISOM ayay hoos yimaadaan”
Waxaa Banaanka usoo baxay khilaaf xoogan oo u dhexeeya saraakiisha ciidanka AMISOM kaasi oo salka ku haya arrimaha siyaasadeed ee ka jira magaalada Kismaayo.