Latest Media
Xoghayaha dhalinyar...
[22-12-2014 00:04]
Dadka Muqdisho ee D...
[21-12-2014 21:48]
Nicholas oo ka hadl...
[21-12-2014 13:14]
Muqdisho Maxkamada ...
[21-12-2014 03:28]
Faaliyaha Qaranka 2...
[20-12-2014 18:06]
Xildhibaanada Samar...
[20-12-2014 17:24]
Afkaagu waa garaadk...
[20-12-2014 17:22]
Qiso cajiib ah, oo ...
[20-12-2014 02:58]
Kismayo Streets sho...
[19-12-2014 22:11]
Faysal waraabe ka h...
[19-12-2014 13:46]
Ads
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
TOP:Barcelona oo sanadka Luis Suarez isagoo afka ka xeran ciyaarsiineysa
Posted by  nastaro nastaro Postedon  13-07-2014 08:19 13-07-2014 08:19 3549  Reads 3549 Reads  1 Comment 1 Comment
printer
Warkii hore war soo dhaaf, Luis Suarez inuu wax iska qaniino wax loo yeeli leewaaye laakiin Barcelona ayaa xalkiisa heshay oo kabta ka daba gishaneysa.

Luis Suarez ayaa la soo warinayaa in 10milyan oo sanadkii uu ka qaadanayo Barcelona laga jari dooni hadii markale uu ciyaaryahan ku qaniino garoonka 3milyan.

Weeraryahanka Uruguay ayaa kamid noqday Barceloona kadib markii uu 75milyan ugu soo wareegay Liverpool waxaana uu u saxiixay heshiis shan sano ah waxaana uu ka qaadanayaa isbuucii 200,000-kun.

27 jirkan ayaa noqday ciyaaryahanka Afaraad ugu mushaarka bada Barcelona marka laga soo tago Messi, Neymar iyo Andres Iniesta laakiin waxaa jeebkiisa ka goI doonta hadii uu sameeyo qaniinyadii Giorgio Chiellini oo kale in laga jarayo lacagaha sanadka uu qaato 3 Milyan oo kamid ah.

Suarez ayaa horay loo ganaaxay 10 kulan xiligiisii Liverpool markaas uu qaniinay Branislav Ivanovic.


Comments
13 #1 zyzkenny on July 17 2014 09:25:05
I heard that someone had come to Repliques de Montres propose marriage, before the Spring Festival aunt also came forward to protect the media Wholesale Discount Designer Handbags Wholesale Replica Handbags UK have flatly refused. Lantern drunk that night when I heard the mantra surnamed Fang experience of life difficult for water , Wholesale Cheap Replicas Wholesale Cheap Replica Handbags still thinking about it.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.