Latest Media
Dad ka Badbaaday X...
[04-03-2015 20:31]
Ruwayad Magalo joog...
[04-03-2015 15:10]
Doob baadiye
[03-03-2015 14:37]
Shukaansi Waalan
[03-03-2015 14:37]
Wiil Isqarxin Loo d...
[02-03-2015 13:23]
Marqaatiga Nool
[01-03-2015 14:12]
Dibad bax oo Eey la...
[01-03-2015 14:03]
Cudurada Raga
[01-03-2015 14:02]
Faaliyaha Qaranka 2...
[28-02-2015 21:40]
Soomaali dhib ku Qa...
[28-02-2015 14:09]
Ads
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Baarlamaanka Soomaaliya oo ka Cawday Bogag Magacooda looga been abuurtay
Posted by  nastaro nastaro Postedon  13-07-2014 08:15 13-07-2014 08:15 613  Reads 613 Reads  1 Comment 1 Comment
printer
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uu si rasmi ah u ogeysiinaya Dadweynaha Soomaaliyeed guud ahaan,si gaar ahna bahda Warbaahinta in aanay Baarlamaanka Soomaaliya isticmaalin bogagga laga sameeyey baraha Facebook iyo Twitter ee magaca Baarlamaanka looga been sheegay.

Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Buux ayaa yiri “ waxaan doonayaa inaan umadda Soomaaliyeed u sheego iney been abuur yihiin bogagga lagu sameeyey magaca Baarlamaanka ee ku jira Facebook iyo Twitter inaanay Baarlamaanku laheyn ee ay yihiin kuwa been abuur ah oo magaca Golaha Shacabka looga been sheegayo”

Waxaan sidoo kale ku wargelinayaa umadda Soomaaliyeed iyo Warbaahintaba in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kaliya uu leeyahay hal bog oo si rasmi ah afkiisa uga hadla islamarkaana ay ku jiraan shuruucda iyo howlihii kale ee Baarlamaanku qabtay waana www.parliament.gov.so ,wax kale oo bog ah mas’uul kama nihin.

Ugu dambeyntii waxa uu uga digay kooxaha caadeystay iney ka been sheegaan magaca Baarlamaanka ee bogagga ku sameysta iney ka digtoonaadaan falalkaas oo ay Alle uga baqaan.


Comments
13 #1 zyzkenny on July 17 2014 09:25:27
You may have seen her on the Replica Handbags cover of Sports Illustrated Swimsuit Edition a time or two, but this Replique Montres past week, she was covering the mags and internet with shots taken from the paps. Irina Shayk was Replica Handbags UK hanging around NYC with some friends when she was seen rocking a beautiful cobalt blue Cheap handbags with a casual white tee and Designer Replica Handbags stunning, side slit black maxi skirt (super trendy right now).
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
top image scrolling tools
facebook_share
twitter_share
google_share
linkedin_share
blogger_share
delicious_share
feed
mailto
scrolltop