- News
Home Xikmadii Jaceylka Xaaskii afaraad Morena Kalara FADA Hindi Af somali Contact Us Muxaadaro Riwaayado Somali
Latest Media
Jaceylka iyo abaalk...
[18-06-2013 20:17]
Jaceylka iyo abaalk...
[18-06-2013 02:43]
Dil ka kya kasoor 6
[18-06-2013 01:58]
Dil ka kya kasoor 5
[18-06-2013 01:58]
Dil ka kya kasoor 4
[18-06-2013 01:57]
Dil ka kya kasoor 3
[18-06-2013 01:56]
Dil ka kya kasoor 2
[18-06-2013 01:56]
Dil ka kya kasoor 1
[18-06-2013 01:55]
MusalsalKA Fatima 12
[16-06-2013 21:00]
Jaceylka iyo abaalk...
[16-06-2013 20:50]
Random Media
   name
    Wararka Ugu Danbeyey Somalia
Wararka Somalia maanta waxyaabihi kdhacay oo idil kadaawo halkaan ayadoo Video
18-06-2013

Somaliland oo Garoonka Hargeysa Ka Ceyrisay diyaarad wadatay aqoonsiga Dowladda Federaalka iyo Sheekh Gelle...
18-06-2013

Laba Kamid ah Baalayaasha cadcadeedda ku shaqeeya oo Muqdisho lagu qarxiyay.
18-06-2013

Rasaas goos goos ah oo Kismaayo laga maqlay iyo dhaawaa Yaasiin Raadeer oo Nairobi loo qaaday.
18-06-2013

Sarkaal ka tirsan Jabhadda Raaskambooni oo goor dhow lagu dhaawacay magaalada Kismaayo iyo xiisad ka dhalat...
18-06-2013

Kulan looga hadlayey xal u helidda gobolada Jubbooyinka oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho….
18-06-2013

Guddoonka Baarlamaanka Somaliland:- Xafiis siyaasadeed iyo mid dib u heshiisiineed midna ugama baahnin Q/M...
18-06-2013

Mid ka mid ah xubnaha Guddiga doorashooyinka Puntland oo is casilay, muxuu ku sheegay sababta uu isku casilay?
18-06-2013

Hay’adda Amnesty International oo ka soo horjeesatay in qaxootiga Soomaaliyeed ee Kenya ku nool dib loo celiyo
18-06-2013

Eng.Yariisoow “Reer Galbeedku waxay balan qaadeen in ay dib udhis ku sameyn doonaan Soomaaliya”.
18-06-2013

Dowladda Federaalka oo lagu Eedeeyay Hurinta Colaadda Kismaayo
18-06-2013

Howlgallo Roondeyn ah oo caawa Muqdisho ka socda iyo qarax B/weyne ka dhacay.
17-06-2013

Daawo Sawirro:2-Askari oo Ka goostay Dowladda Federaalka oo Al Shabaab ugalay iyo dowladda oo qirtay.
17-06-2013

Itoobiya iyo Axmed Madoobe Maxay Ka Wadahalayaan?
17-06-2013

Dawo Sawiro:Al Shabaab oo soo bandhigtay Maxaabiis iyo Hub lagasoo qabtay dowladda Kenya
17-06-2013

Ciidamada AMISOM iyo kuwa Xarakada Al Shabaab oo maanta dhaq dhaqaaq ka sameeyay duleedka B/weyne.
17-06-2013

Nin Maseyran oo Xaaskiisa Naas ka gooyay iyo Mid kale oo xaaskiisa toogtay kadibna isdilay.
17-06-2013

Askar lagu dilay Muqdisho iyo Howlgallo ka socda Hodon,Howlwadaag.
17-06-2013

Duqeyn Khasaara dhalisay oo lagu qaaday Madaxtooyada Muqdisho.
17-06-2013

Wasiirkii Hore ee Gaashaandhigga DFS iyo Xilddhibaan C/llaahi Goodax Barre oo Nairobi lagu weeraray.
17-06-2013

Axmed Madoobe oo Taageero Milleteri u raadsaday Addis Ababa
17-06-2013

Dagaal Badhaadhe ka dhacay iyo Abaabul Dagaal oo Gedo kajira.
17-06-2013

Kusimaha Madaxweynaha Oo Maanta Ka Qeybgalay Geedi Socodka La Tashiga Dadweynaha Ee Dastuurka Oo Lagu Marti...
16-06-2013

QAAR KA MID AH CUQAASHA IYO WAX GARADKA GOBOLKA BARI EE MAGALAADA BOSASO AYAA BAAQ U DIRAY DOWLADA PUNTLAND...
16-06-2013

War Culus:Barre Hiiraale oo Idaacad FM ah Ka Hirgeliyay magaalada Kismaayo
16-06-2013

Xasuuq Ka dhacay Duleedka Jowhar Tuulo lagubay iyo dad Wabiga lagu shubay.
16-06-2013

Cabdi Samad Shire “Wax Farqi ah uma dhexeeyaan Al Shabaab iyo Dowladda Federaalka”.
16-06-2013

Akhriso qaar kamid ah Liiska ay Dowladda Somalia u aqoonsatay Qaswadayaasha ee loo gudbiyay QM
16-06-2013

Mourinho: Waxaan ogaa bilo ka hor in uu Ferguson fariisanaayo ana waan
16-06-2013

Xabsiyadda Japan oo la ciir ciirayo Maxaabiis Soomaaliyeed oo qaarkooda ku dhex xanuunsan (Akhriso Magacooda)
16-06-2013

    Dhacdooyinka Aduunka
Dowladda Masar oo xiriirka Diplumaasiyeed u jartay Syria
16-06-2013

Shacabka Iiraan Oo doortay Madaxweyne Cusub
15-06-2013

Dagaal Khasaara badan dhaliyay ayaa markale ka qarxay magaalada Banqaazi ee wadanka Liibiya
15-06-2013

Sir Muhiim ah: Maxaa kala socotaa 4ta nin ay gabdhaha ku heestaan ay dhahaa Alla muu iguursado
14-06-2013

Suldaan Garyare “Masar iyo Itoobiya Way ku dagaalami doonnaan biyaha wabiga Niil”.
13-06-2013

Ra`iisul wasaarahada Dalka Turkiya oo caalamka ka yaabiyay
12-06-2013

Daawo Muqqaalka Wasaarada Arimaha Dibada Dalka Ethiopia ayaa kahadashay Massar Cabsi Galinta ay ku sameeyne...
12-06-2013

Qiso Cajiiiiiiiib ah weeye .. adigoo akhrin ha ka bixin
11-06-2013

Haweeney waalan oo qalqal galisay Ciiddamadda Daacada u ah Bishar Al-asad.
10-06-2013

Daawo:Al Bashiir oo ku Dhawaaqay in la joojiyay Dhoofinta Naftada Koonfurta Suudaan.
09-06-2013

Daawo Sawiro :Danjire, C/qaadir Amiin oo soo dhaweyey Safiir Turkiya ee Somaliya u fadhiya ( Maxay Ka wada ...
08-06-2013

Daawo vedio Masar oo sheegtey in ay soomlida iyo Oramada u adeegsan doonto la dagaalanka Itoobiya
08-06-2013

Daawo Video:Shibirka Boola Boolada oo hakad geliyay isku socodka Caasimadda Ruushka.
08-06-2013

Jose Mourinh: Oo ma waxey idin la tahay in Terry iyo Lampard aanan keyd galin Karin?
07-06-2013

Daawo:Turkiya Masaajid Kuyaal oo Khamri lala dhaxgalay
06-06-2013

Daawo:Dowladda Suuriya iyo Maleeshiyaadka Xisbullaah oo dib uqabsaday magaalada Alquseyr.
05-06-2013

DHAGAYSO QISO MURUGO LEH:Wiil Hooyadii Ka Doortay Xaskiisa,Kana Racay
05-06-2013

Daawo:Shacabka Suuriya oo loo Adeegsaday Hubka Halista ah Xasuuq arxan daran oo dhacay.
03-06-2013

Daawo:Dibad Baxyadii Turkiga oo isku bedelay kuwa ka dhan ah Rayid Tayib
03-06-2013

Daawo Sawirada Danjire C/qaadir Amiin si weyn usoo agaasimay xaflad 50 Guradii midowga Afrika
01-06-2013

Daawo:Dagaalyanada Mucaaradka Suuriya oo Kumanaan Askar geeyay Alquseyr.
01-06-2013

Daawo Vedio : Mursal Muuse oo maradu ka Dhacaday Kadib marku Caayey Somalida
31-05-2013

Daawo Layaabka Aduunka Wadanka China ayaa waxaa kadhacay Arin layaableh Doorka afaraad tubada biyaha ke...
29-05-2013

66 qof oo lagu dilay qaraxyo Ruxay magaalada Baqdaad Ee dalka Ciraaq
28-05-2013

Liibia oo amaan dari baahsan ay kajirto taasoo ayku diidanyihiin ineeyutanaasulaan xoogaga Militariga
27-05-2013

Daawo Muqaalka Wasiirka Arimaha dibada Ethopia oo kahadlay arimaha geeska afrika iyo Somaliya
27-05-2013

Daawo Video Faransiiska Shacabkoodii ayaa kuma naan banaanabaxayaal ayaa isu soo baxay kuwaas oo ay ugosoo ...
27-05-2013

Daawo Muqaal Ay la Yaabeen Dadka Ku Dhaqan Ingiriiska
23-05-2013

DAAWO VIDEO MUCJISO:-Ilmo yar Oo Dhashay Isagoo magaca Alle Ku Dhawaqaya
23-05-2013

Dhakhtarad Maraykan ah oo ku islaamtay gabar muslimad ah oo ay foolisay
23-05-2013

Wararka Somalia maanta waxyaabihi kdhacay oo idil kadaawo halkaan ayadoo Video
WararkaWararka Somalia maanta waxyaabihi kdhacay oo idil kadaawo halkaan ayadoo Video



Somaliland oo Garoonka Hargeysa Ka Ceyrisay diyaarad wadatay aqoonsiga Dowladda Federaalka iyo Sheekh Gelle oo Xabsiga lagasii daayay.
WararkaMaamulka Somaliland ayaa maanta xabsiga kasii daayay Sheekh Maxamuud Geelle oo kamid ah culimaa’udiinka caanka ka ah deegaanada Somaliland.



Laba Kamid ah Baalayaasha cadcadeedda ku shaqeeya oo Muqdisho lagu qarxiyay.
WararkaWeerar khasaara dhaliyay ayaa caawa maqribkii lagu qaaday mid kamida adeegyada uu maamulka gobolka Banaadir ka hirgeliyay magaalada Muqdisho.



Rasaas goos goos ah oo Kismaayo laga maqlay iyo dhaawaa Yaasiin Raadeer oo Nairobi loo qaaday.
WararkaXaalad kacsanaan ah ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Kismaayo oo maanta ay ka dhaceen dilal iyo qaraxyo khasaara xoogan dhaliyay.



Sarkaal ka tirsan Jabhadda Raaskambooni oo goor dhow lagu dhaawacay magaalada Kismaayo iyo xiisad ka dhalatay oo…
WararkaWararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxay sheegayaan in sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Jabhadda Raaskambooni ayaa waxaa dhaawac loogu geystay saacado ka hor gudaha magaalada Kismaayo.



Kulan looga hadlayey xal u helidda gobolada Jubbooyinka oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho….
WararkaKulan balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaasna ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka socotay dowladda Soomaaliya, Odayaal dhaqameedyo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, loogana hadlayey arrimaha Jubbooyinka ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.



Guddoonka Baarlamaanka Somaliland:- Xafiis siyaasadeed iyo mid dib u heshiisiineed midna ugama baahnin Q/Midoobay
WararkaGuddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa uu soo dhaweeyay talaabadii Madaxweynaha Somaliland uu ku diiday in dalka laga furo xafiis siyaasadeedka UNSOM ee qaramadda Midoobay.



Mid ka mid ah xubnaha Guddiga doorashooyinka Puntland oo is casilay, muxuu ku sheegay sababta uu isku casilay?
WararkaMid ka mid ah xubnaha Guddiga doorashooyinka maamulka Puntland ayaa iska casilay xilkii uu hayey ka dib markii uu sheegay inay u soo baxday in qaabka wax loo wado uusan aheyn mid saxan, sidoo kalena waxa uu sheegay in maamulka Faroole uu faragelin toos ah ku hayey arrimaha Guddiga doorashooyinka Puntland oo aysan madaxbanaaneyn.



Hay’adda Amnesty International oo ka soo horjeesatay in qaxootiga Soomaaliyeed ee Kenya ku nool dib loo celiyo
WararkaWar qoraal ah oo saakay ka soo baxay xafiiska guud ee hay’adda Amnesty International ayaa ka soo horjeesatay in qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya dib loogu soo celiyo gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay inuusan amni buuxa ka jirin hadda gudaha dalka Soomaaliya, isla markaasna la isku haleyn karo.



Eng.Yariisoow “Reer Galbeedku waxay balan qaadeen in ay dib udhis ku sameyn doonaan Soomaaliya”.
WararkaMadaxtooyada Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in wadamada reer galbeedka ay warshadaha leh ay gacan weyn ka geysan doonaan dib u dhiska dalka Soomaaliya.



Dowladda Federaalka oo lagu Eedeeyay Hurinta Colaadda Kismaayo
WararkaXiisadaha ka aloosan magaalada Kismaayo ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka oo larumeysanyahay in ay taageero xoogaga uu wato Barre Aadan Shire Hiiraale.



Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.