• “MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”Read More
  • SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka Caabudwaaq oo kayaabsatay umadda kadib markii ay AK 47Read More
  • Xisbiga{SAWIRRO} Xisbiga WADDANI Oo Maanta Ololihiisa Ku Muujiyey Isu Soo Baxyo La Soo AgaasimayRead More
  • Waa Sidee Caawo Xalada Degmada Afgooye Ka Dib Weraar Ka DhacayRead More
  • DEG DEG Dagaal Goor Dhow Ka Bilowday Degmada AfgooyeRead More

Midowga Yurub oo tababarayo ciidamada Badda ee Maamulka Galmudug

Saraakiisha Ciidamada qeybta ka howgalka Atalanta ayaa bilaabay in tababar iyo daawooyin caafimaad ay siiyaan Ciidamada Maamulka Galmudug.

Saraakiishan ayaa sheegay in u jeedka tababarkan uu yahay sidii labada dhinac ay wada shaqeyn wanaagsan u yeelan la haayeen, islamarkaana loo sugi lahaa amniga Biyaha deeganada Maamulka Galmudug.

War Saxaafdeed ka soo baxay Taliska howlgalka Atalanta ee Ururka Midowga Yurub ayaa sheegay in tababaradan ay
bixinayaan Saraakiil ka socota Dowladad Spain.

Waxaa sidoo kale ay xuseen in muhiim ay tahay in Biyaha Soomaaliya laga sifeeyo Kooxaha Burcadbadeedka Soomaaliyeed.

Biyaha Soomaaliya ayaa mararka qaarkood waxaa dhaca afduub Kooxo hubeysan ay kula kacaan Maraakiibta shesheeye ee isticmaalla Biyaha Soomaaliya.

You may also like

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MA..

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”

read more
SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka Caabudwaaq oo kayaabsatay umadda kadib markii ay AK 47

SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka..

Mid kamid ah haweenka ku nool magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa qaaday tallaabo […]

read more
Waa Sidee Caawo Xalada Degmada Afgooye Ka Dib Weraar Ka Dhacay

Waa Sidee Caawo Xalada Degmada..

Dagalyahano ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa caawa weerar ku bilowday laba Bambo gacmeed waxa ay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *