• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay eedeysanayaasha Qaraxii Zoobe

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somaliya ayaa saaka xukun maxkamadeed waxa ay ku riday eedeysanayaasha Qaraxii Zoobe 14-kii October sanadkii 2017-kii.

Maxkamadda oo muddooyinkii dambe waday dhageysiga Kiiska la xiriira  eedeynta ragga ayaa saaka soo gaba gabeysay, waxayna maxkamadda ku dhawaaqday xukunka ah.

Xasan Aadan Isaaq Cali Waxaa lagu xukumay dil toogasho ah.

C/laahi Ibraahin Xasan Absuge oo maqan waxaa lagu xukumay Xabsi daa’in.

C/Wali Axmed Diiriye waxaa lagu xukumay saddex sano oo xabsi ciidan ah.

Maxkamada ciidamada waxa ay fasaxday eedeysanayaasha kala ah Muqtaar Maxamuud Xasan Rooble iyo Cabdul Cabdi Warsame
Cali oo wax dambi ah lagu waayay.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa sidaas ku sheegtay inuu yahay xukunka eedeysanayaasha Qaraxii Zoobe.
Qaraxii Zoobe ayaa lawada xusuustaa dadkii faraha badnaa ee ku dhintay.
 

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *