• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

Manchester United oo Dhulka la Dhigey; Man City iyo Chelsea oo Badiyay

Kooxda Manchester United ayaa guul darro naxdin badan kala kulantay kooxda Huddersfield Town kulan ka tirsan horyaalka Ingriiska.

United ayaa laba gool iyo gool ku dhameystay ciyaarta, taas oo ka dhigtay in naadiga Manchester ay dhibco kaga khasaaraan horyaalka.

Ciyaar-yahannada Aaron Mooy iyo Laurent Depoitre laba gool deg deg ah ka dhaliyay Manchester United daqiiqadihii 28-aad iyo 33-aad. Guushaasi

Marcus Rashford ayaa goolka madiga ah u dhaliyay naadiga Manchester daqiiqaddii 78-aad, laakiin kuma filnaan naadiga goolkaasi.

Waa guul daradii ugu horeysay Manchester ee ka soo gaarta horyalkaan tan iyo markii uu billowdey.

Dhanka kale, Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ayaa guulo muhim ah gaarey.

City ayaa ​ seddex gool iyo waxba kaga adkaatay kooxda Burnley; halka Chelsea-na ay afar gool iyo laba kaga adkaatay kooxda ​Watford.

You may also like

DAAWO : Rigooradii Iyo Goolashii Ay Ku Kala Baxeen Man United Iyo Real Madrid , Wiilasha Jose Mourinho Ayaa Badiyay

DAAWO : Rigooradii Iyo Goolash..

Man United ayaa rigoorayaal ku garaacday kooxda Real Madrid ka dib kulan ka dhacay Mareykanka […]

read more
{DAAWO SAWIRADA} Maxaa Kala Socotaa Tariiqda Ciyaaryaan Zakariye Jeylaani Fanaay oo ka mid ah Ciyaartooydii u soo halgantay Koxaha Degmada afgooye

{DAAWO SAWIRADA} Maxaa Kala So..

Kubada Cagta waxay qeyb ka qadataa is dhaxgalka bulshada Degmada afgooye oo ka mid ee […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *