• “SAWIRRO”Madaxweyne Farmaajo oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee CaabudwaaqRead More
  • SAWIRO; Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Somalia oo shir muhiim ah uga qeyb galay SacuudigaRead More
  • DAAWO MUQAAL: Madaxweyne Ku Xigenka Somaliland Oo Gaaray Tukaraq Iyo Xiisad Ka DhalatayRead More
  • SAWIRRO: Ciidamada Kenya ee galay Ceelwaaq oo Qarax ku bur buriyay Xarunta Shirkadda HormuudRead More
  • Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kusii jeedda dalka SwitzerlandRead More

Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaso

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo booqasho ku jooga Puntland, Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray  xarunta gamacsiga ee Bosaso.

Magaalada Boosaaso ayaa si weyn loogu soo dhaweey wefdiga Madaxweynaha SoomaaliyaWafdiga madaxweynaha safarka ku wehlinaya waxaa ka mid ah madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas, wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan Golayaasha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland.

Bulshada qeyabheeda kale duwan oo gacmaha ku sida calanka Soomaaliya iyo kan Puntland ,isla markaana taagan hareeraha waddooyinka magaalada iyo mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa Madaxwynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigiisa si heer sare ah ugu soo dhoweeyay magaalada Bosaso.

Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda la kulmaan qeybaha kale duwan ee bulshada iyo waxgaradka Bosaso.
Ammaanka magaalada Bosaso ayaa si weyn loo adkeeyay,waxaana magaalada lagu dhex arkayey Ciidamada ammaanka sugagaya .

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyada ayaa Puntland yimid maalintii Axadda ee 07 Janaayo, waxaana uu isla maalintii Isniinta furay garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamd Abshir Hamaan oo laga hirgeliyey caasimadda Puntland ee Garoowe .Waxaana lagu wadaa in uu  ka dhoofo maalinta Sabtida Madaxweyanaha Soomaaliya magaalada Bosaso.

You may also like

“SAWIRRO”Madaxweyne Farmaajo oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee Caabudwaaq

“SAWIRRO”Madaxweyne Farmaa..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada […]

read more
SAWIRO; Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Somalia oo shir muhiim ah uga qeyb galay Sacuudiga

SAWIRO; Wasiirka cusub ee Arri..

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa uga qeybgalay Magaalada […]

read more
DAAWO MUQAAL: Madaxweyne Ku Xigenka Somaliland Oo Gaaray Tukaraq Iyo Xiisad Ka Dhalatay

DAAWO MUQAAL: Madaxweyne Ku Xi..

Wararka imaanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in haatan uu ku sugan yahay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *