• “SAWIRRO”Madaxweyne Farmaajo oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee CaabudwaaqRead More
  • SAWIRO; Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Somalia oo shir muhiim ah uga qeyb galay SacuudigaRead More
  • DAAWO MUQAAL: Madaxweyne Ku Xigenka Somaliland Oo Gaaray Tukaraq Iyo Xiisad Ka DhalatayRead More
  • SAWIRRO: Ciidamada Kenya ee galay Ceelwaaq oo Qarax ku bur buriyay Xarunta Shirkadda HormuudRead More
  • Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kusii jeedda dalka SwitzerlandRead More

Madaxweynaha Turkiga oo walaac ka muujiyay abaaraha ka jira Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan‏ ayaa waxuu sheegay in taageero bini’aadannimo

u fidin doonaan Kumanaanka Ruux ee abaarahu ay ku saameeyeen qeybo ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan‏ ayaa bartiisa Twitter-ka waxuu ku soo daabacay in Malaayiin Ruux oo ku sugan Dalalka Somalia, Ethiopia, Kenya and South Sudan, and Yemen ay wajahayaan xaalad nololeed.

Waxuu sheegay in ay u baahan yihiin in la gaarsiiyo gargaar bini’aadannimo.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan waxuu tilmaamay in marnaba aan indhaha laga laaban karin baaqyada ka imaanaya Aduunka oo gurmadka loou raadinayo Dadkaasi ay saameynta ku yeelatay abaaraha.

Sikastaba, hadalka Madaxweynaha Dowladda Turkiga ayaa waxuu imaanayaa xili abaaro xoogan ay ku dhufteen Degaano iyo Degmooyin dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Dalka Soomaaliya.

You may also like

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Qudus: Trump oo u digay dalalk..

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

read more
Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal Caawa ka dhacay Degmada..

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada […]

read more
Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray  sida idiinka muuqata  Sawiradan

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle..

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *