• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhagax-dhigay wado isku xiraysa Gaalkacyo iyo Hobyo

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah  ee Soomaaliya  iyo Madaweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si wada jir ah u dhagax-dhigay wado isku xiraysa Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ugu mahad celiyaya guddiga gacanta ku haya dhismaha wadadasi dadaalkii adkaa ee ay sameeyeen, kaasi oo ku aadan sidii loo heli lahaa wado wanaagsan madama halkaasi marar kale duwan ay ka dhaceen shilal geystay qasaare isku jira dhimasho iyo dhaawac.

Madaxweyne Farmaajo ayaa  intaasi ku daray  in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay kaalinteeda ka geysan doonto dib u dhiska wadadaasi oo muhiim u ah bulshada kunool Gobolkaasi.

Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu dhanka kale siweyn uga hadlay arrimaha nabadgeliyada magaalada Gaalkacyo,wuxuuna sheegay in shacabka ku dhaqan magaaladaasi looga baahanyahay in ay ilaashadaan amniga iyo xasilooniga magaalada Gaalkacyo.

Ammaanka magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn loo adkeeyey, waxaana Madaxweynaha Soomaaliya uu kulamo kale duwan la qaadanayaa madaxda iyo bulshada Galmudug, isagoona intaasi ka dib la filayo in uu u safro deegaano kale oo ka tirsan Maamulka Galmudug.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *