• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

Madaxweynaha Ahlusunna oo ka hadlay Wadahadalada Galmudug

Madaxweynaha maamulka Ahlusunna ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ku sugan Magaalada Noirobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyay wada hadal dhexmaray Galmudug iyo Ahlusunna.

Waxaa uu sheegay in uu jiro kulan ka dhacay Magaalada Noirobi oo ay la qaateen Madaxweynaha Galmudug, islamarkaana uu horudhac  u ahaa kulan lagu waddo in maalmaha soo socda uu ka furmo dalka Jabuuti.

Waxaa uu sheegay in ay diyaar u yihiin ay la heshiiyaan Galmudug, islamarkaana gobolada dhexe laga dhiso maamul mid ah.

Madaxweynaha Ahlusunna ayaa sidoo kale tilmaamay in ay jiraan shaqsiyaad caqabad ku ah Galmudug iyo Ahlusunna wadahadalkooda.

Urur goboleedka IGAD ayaa lagu waddaa in uu garwadeen ka noqdo wadahadalada Galmudug iyo Ahlusunna.

You may also like

Dowladda oo lagu soo wareejinayo Maxaabiista Seychelles

Dowladda oo lagu soo wareejina..

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahe ee Seychelles […]

read more
SAWIRRO”Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo ka qeyb galay Shirka Wasiiradda Difaaca dowladaha Islaamka

SAWIRRO”Ra’iisul Wasaa..

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirada Difaaca […]

read more
Sawirro:-Wafdiga Baarlamaanka Jabuuti oo la kulmay Xildhibaanada Aqalka Sare

Sawirro:-Wafdiga Baarlamaanka..

Kulankan ayaa ahaa mid isbarasho ah waxaana wada-qaatay Wafdigii Xildhibaanadda ahaa ee ka socday Dalka […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *