• Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo si weyn u taageeray Gudoomiyaha cusub ee G/BanaadirRead More
  • Milateriga Turkiga oo gudaha u galay SuuriyaRead More
  • Ra’iisal Wasaare Khayrre oo wado qorshe isku shaandhaynayo Golahiisa Wasiirada.Read More
  • Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Wali XiranRead More
  • DHAGEYSO: Sidee Shacabka Muqdisho u arkaan Magacaabista Yariisow?Read More

Madaxda Maamul Goboleedyada oo lagu eedeeyay in ay baalmareen Dastuurka Dalka

Xildhibaan Axmed Mayoow Korneel Rush oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegay in hogaamiyaasha maamul goboleedyada ee dhawaan ku shiray Kismaayo ay hareermareen dastuurka KMG ah ee Dalka.

Isagoo la hadlayay warbaahinta ayaa Mudane Axmed Mayoow waxuu shaaciyay in Madaxda Maamul Goboleedyada ay u gafeen Madaxda Qaranka.

Waxaa uu tilmaamay in Baarlamaanka Soomaaliya ay waajib ku tahay in ay ka hadlaan arintan ay ku dhawaaqeen Madaxda Maamul Goboleedyada.

Xildhibaan ayaa xusay in Madaxda Maamul Goboleedyada ay la wareegeen awoodii Aqalka Sare , isagoona ku tilmaamay arintaasi mid abuureysa fowdo iyo kala dambeyn la’aan.

Dhawaan ayee aheyd markii Madaxda Maamul Goboleedyada ay shirk u yeesheen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

You may also like

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Qudus: Trump oo u digay dalalk..

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

read more
Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal Caawa ka dhacay Degmada..

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada […]

read more
Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray  sida idiinka muuqata  Sawiradan

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle..

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *