• “MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”Read More
  • SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka Caabudwaaq oo kayaabsatay umadda kadib markii ay AK 47Read More
  • Xisbiga{SAWIRRO} Xisbiga WADDANI Oo Maanta Ololihiisa Ku Muujiyey Isu Soo Baxyo La Soo AgaasimayRead More
  • Waa Sidee Caawo Xalada Degmada Afgooye Ka Dib Weraar Ka DhacayRead More
  • DEG DEG Dagaal Goor Dhow Ka Bilowday Degmada AfgooyeRead More

Madaxda Maamul goboleedyada oo la wareegay awooddii Aqalka Sare

Madaxda shanta Maamul goboleed oo maalintii shalay shir ugu soo gaba gaboobay magaalada Kismaayo ayaa la wareegay awooddii Aqalka sare oo u taagneyd matalaada danaha dowlad goboleedyada ee ka midka ah dowladda Federaalka.

Dhismaha Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ee ay ku mideysan yihiin Madaxda maamul goboleedyada ayaa waxaa uu
mar kale su’aal ka keenayaa awooda Aqalka sare oo ka mid ah Hey’addaha Dastuuriga ah ee Federaalka.

Sidoo kale dhismaha Golahan waxaa uu howl gab ka dhigayaa Aqalka sare oo loo sameeyay inuu ilaaliyo danaha dowlad goboleedyada ahna Hey’ad Dastuuri ah

Madaxda dowlad goboleedyada ayaa xilligan ku heysta dowladda Federaalka qodobo ka mid ah Dastuurka oo muhiima gaar ay u leedahay dowladda Federaalka, waxaana ay aheyd in Aqalka sare ay arrintan uga dambeeyaan maadaama ay ku matalaan Federaalka.

Madashii Wadatashiga Qaran ee dowladdii hore ayaa la xusuustaa sida ay awooda iyo talada ugala wareegaan Baarlamaanka Federaalka, iyadoo dhismaha Golahan ay u muuqato tallaabadaas oo kale.

You may also like

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MA..

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”

read more
SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka Caabudwaaq oo kayaabsatay umadda kadib markii ay AK 47

SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka..

Mid kamid ah haweenka ku nool magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa qaaday tallaabo […]

read more
Waa Sidee Caawo Xalada Degmada Afgooye Ka Dib Weraar Ka Dhacay

Waa Sidee Caawo Xalada Degmada..

Dagalyahano ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa caawa weerar ku bilowday laba Bambo gacmeed waxa ay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *