• Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo si weyn u taageeray Gudoomiyaha cusub ee G/BanaadirRead More
  • Milateriga Turkiga oo gudaha u galay SuuriyaRead More
  • Ra’iisal Wasaare Khayrre oo wado qorshe isku shaandhaynayo Golahiisa Wasiirada.Read More
  • Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Wali XiranRead More
  • DHAGEYSO: Sidee Shacabka Muqdisho u arkaan Magacaabista Yariisow?Read More

Maamulka Puntland oo xabsiga dhigey Siyaasiyiin iyo ganacsato

Wararka ka imanaya magaalada Garowe ee xarunta Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya  in ciidamada Booliska ay xabsiga dhigeen siyaasiyiin iyo ganacsato dhowaan ugaga dhowaaqday magaalada Garowe Madasha Samatabixinta Puntland.

Siyaasiyiinta iyo ganacsatada la xirey ayaa waxaa ka mid ah C/rixmaan Siciid Maxamud (Dhegawayne),Daahir Ciiro iyo Feysal Faarax Cali. Dhamaan dadka la xirey ayaa hore xilal ugaga soo qabtay dowlada dhexe iyo maamul goboleedka Puntland waxana ay ka soo horjeesteen shirka Kismaayo.

C/maan Dhagaweyne oo la hadlay weriye ka tirsan VOA laanta afka Soomaaliga ayaa ku tilmaamay xarigooda inuu yahay mid xoriyada hadalka oo ay san wax dambi ah gelin.

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Farawayne ayaa sheegay in amarka lagu xiray ragan uu bixiyey Guddiga Nabadgalyada gobolka Nugaal isla markaana ay ku eedaysan yihiin khalkhal galin Amniga iyo xasiloonida

Puntland . Siyaasiyiinta iyo xubnaha la xirayay ayaa dhawaan dhaliilo warbaahinta u mariyey madaxwayne Gaas iyo xukumadiisa .

You may also like

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Qudus: Trump oo u digay dalalk..

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

read more
Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal Caawa ka dhacay Degmada..

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada […]

read more
Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray  sida idiinka muuqata  Sawiradan

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle..

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *