• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Maamulka Degmada Cadalle Oo Wada Hadalsiinayo Beello Ku Dagaallamayu Degmadaasi

Maamulka degmada Cadalle ee gobolka Shaballaha dhexe ayaa sheegay in ay wadaan dedaallo lagu wadahadalsiinayo beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay degmadaasi iyo deegaanno ku dhow.

Guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka degmada Cadalle, C/raxmaan Axmed Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xilligan
degmadaasi aanu ka jirin wax dagaal ah, islamarkaana ka maamul ahaan ay wadaan waan waan nabadeed.
Waxa uu sheegay guddoomiye ku xigeenka sido kale in uu soconayo dedaal kii ugu dambeeyey oo la isugu keenayo beelahan ku dagaallamay degmada Cadalle.

“Hadda waxa dagaal ah oo socda meleh, waxaana maamulka uu doonayaa inuu dhex dhexaadiyo beelihii dagaallamay, nabadda aad bay u wanaagsan tahay, waana ka wada shaqeyn doonnaa, wixii dhacay wey dhaceen, laakiinse waxaan ku dadaaleynaa in wax kale aaney dhicin” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka.

In ka badan 10 qof ayaa ku geeriyootey dagaallo qaab qabiil u abaabulan oo Todobaayadii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe iyo deegaanno kale oo degmadaasi ku dhow

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *