• Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii MunichRead More
  • Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.Read More
  • Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo ItoobiyaRead More
  • Wararkii ugu dambeeyay qarax shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Sh.hooseRead More
  • Ra’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga oo todobaadka soo socda booqasho ku imaanaya Soomaaliya.Read More

Labo Ruux oo caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Kooxo hubeysan ayaa caawa fiidnimadii ku dilay xaafado ka tirsan degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho labo ruux oo kala ahaa askari iyo nin Sarifle ah.

Wararka ayaa sheegaya in rag bastoolado ku hubeysan ay rasaas ku fureen labada nin oo wada socday, iyagoo markii ay dileena ka baxsaday goobta.

Ninka sariflaha ah ee la dilay oo caan ka ahaa degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir, waxaana la oran jiray Jeeri.

Kooxaha hubeysan ayaa ka hor inta aysan baxsanin horey u sii qaatay qori uu ku hubeysnaa askariga la dilay, sida ay sheegayaan wararka qaarkood.

Ciidamada amaanka ayaa goobta gaaray sida caadada ah, iyagoo baadi goobaya kooxaha weerarka fuliyey inkastoo aysan ku guuleysanin soo qabashadooda.

You may also like

Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii Munich

Israel, Iran iyo Sacuudiga oo..

Axadii shalay ayey hogaamiyayaasha dalalkaasi khudbadahooda kasoo jeediyeen shirka sanadlaha ah ee looga hadlo Amniga […]

read more
Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.

Golaha Wasiirada oo kulan deg..

Waxaa Maanta lagu wadaa in Kulan Deg deg ah ay golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ay […]

read more
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo Itoobiya

Madaxweynaha Jubbaland oo ka q..

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay  in Ciidamada Darawiishta Dowlad […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *