• SAWIRO:RW Kheyre oo la kulmay Madaxda Dowladaha ay Ciidamada ka joogaan SomaliaRead More
  • TOOS U DAAWO :Shirka guud ee Qaramada Midoobey oo Furmay iyo R/W Kheyre oo khudbad hada jeedinayaRead More
  • (SAWIRRO) War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Dastuurka ee DF & D/GoboleedyadaRead More
  • Faah faahin: Dagaal ka dhacay HiiraanRead More
  • WARBIXIN: M/Goboleedyada oo dhaqaale ku qaatay taageerada SacuudigaRead More

Kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa kulan ku yeeshay masuuliyiinta maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacyo iyo saraakiisha Ciidamada qeybahooda kala duwan.

Kulankan ayaa diirada lagu saaray amniga guud ee gobolka Mudug, gaar ahaan kan magaalada Gaalkacyo, waxaana la isla gartay in laga wada shaqeeyo amniga guud ee magaalada Gaalkacyo.

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dhanka Galmudug C/rashiid Xaashi Cartan iyo Duqa degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo warbaahinta la hadlay ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Nabadda.

“Kulanka ka dhacay Gaalkacyo waxa uu ku soo dhamaaday jawi degan, waxaana la isla gartay in laga wada shaqeeyo arrimaha amniga, shacabka waxaan ka codsaneynaa in ay la shaqeeyaan Hay’adaha amniga, Saddex bil kadib waxaa
markale kulan Gaalkacyo ku yelan doona Puntland iyo Galmudug.” Waxaa sidaas yiri Duqa degmada Gaalkacyo.

Magaalada Gaalkacyo dhowaan waxaa heshiis dhanka amniga ah ku kala saxiixday maamulada Puntland iyo Galmudug, kaasi oo ay goob joog ka ahaayeen labada Madaxweyne ku xigeen ee maamuladaasi.

You may also like

SAWIRO:RW Kheyre oo la kulmay Madaxda Dowladaha ay Ciidamada ka joogaan Somalia

SAWIRO:RW Kheyre oo la kulmay..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa waxuu sheegay in kulan la yeeshay […]

read more
TOOS U DAAWO :Shirka guud ee Qaramada Midoobey oo Furmay iyo R/W Kheyre oo khudbad hada jeedinaya

TOOS U DAAWO :Shirka guud ee Q..

York ee dalka Mareykanka waxaa ka furmay Shirka Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana shirkan ka […]

read more
(SAWIRRO) War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Dastuurka ee DF & D/Goboleedyada

(SAWIRRO) War-murtiyeedka Shir..

Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta Muqdisho ku […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *