• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Ku-dhwaad 2,000 oo muhaajiriin ay Somali ku jiraan oo laga badbaadiyay xeebaha Mediterranean.

In ka badan 1870 muhaajiriin badi ka soo jeeda Somaliya iyo Eritrea ayaa laga badbaadiyay xeebaha Taliyaaniga fiidnimadii Jumcada waxaa la geeyay dekadda Augusta ee koonfurta Sicily.

Howlgalka ayaa la billaabay kadib markii doonidii ay muhaajiriinta la socdeen ku degtay badda Mediterranean.
Afhayeen u hadlay ilaalada xeebaha Taliyaaniga ayaa sheegay in nin Somali ah oo ka mid ahaa dadka la soo badbaadiyay uu ku geeriyooday markabka dushiisa.

Howlgalka samatabixinta ayaa lagu soo badbaaiyay dhowr qof oo aan qaangaarin.

Dadkan waxay soo mareen safar adag, qaar badanoo ka mida kuwa aan qaangaarin lama wehlin, waxaa ku jiray carruur yar, qaarkood aad ayey u yar yihiin dhabtii”, ayey tiri Giovanna Di Benedetto, oo u hadashay hay’adda Save the Children iyadoo ku sugan dekadda Augusta.
Ka hor howlgalkan saraakiisha Taliyaaniga waxay diiwaangeliyeen in dad ka badan 14’300 oo qof ay dalkaasi gaareen tan iyo billowga bishii January, tiradaasoo 55% ka sarreysay marka la barbardhigo sannadkii  2016 halka sannadkii ka sii horreeyay ee 2015 ay ka badan tahay 80%.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *