• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Kooxo hubeysan oo Nabadoon caan ah ku dishay Degmada baraawe.

Wararka naga Soo gaaraya Magaalada baraawe ee gobalka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in kooxo ku hubeysan bastolada ay ku dileen degmadaasi Nabadoon caan ka ahaa magaaladaasi.

Ninka la dilay ayaa magaciisa waxaa lagu Sayidnaa Xaajow Muukow,waxaana la sheegay inta aan dilka loo geysan nabadoonka ayaa waxaa dhacday in kooxaha dilka geysanaya waxaa ay iska dhigeen dhalin yaro kubada ciyaaraha,kadibna marka uu nabadoonka ka soo baxay masjidka ayaa la dilay nabadoonka.

Kooxihii dilka geysatay ayaa waxaa la tilmaamay in goobtii ay dilka ka geysteen ay ka baxsadeen,iyadoona markii dambe ay goobta soo gaareen ciidamo ka tirsan dowlada federaalka soomaaliya oo halkaasi howlgalo ka sameeyay.

Mana jiraan iyo hada cid loo soo qabtay dilka nabadoonka,inkastoo maamulka degmada ay sheegeen inay baadi goobayaan kooxihii dilka u geysatay nabadoon Sayidnaa Xaajow.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *