• SAWIRRO”Aabaha Wiil yar oo Boorso lagu tahriibinayay oo Xabsi ka bad baadayRead More
  • Kulan ay K/ Waqooyi iyo Maraykanka yeelan lahaayeen oo la baajiyayRead More
  • SAWIRRO’RW Kheyre & Madax kale oo ka qeyb galay Janaasada marxuum Axmed Diiriye CaliRead More
  • Ciidamada Badda Soomaaliya oo markii ugu horeysay bur-burkii kadib ka qayb galay dhoolatus Caalami ah oo ka dhacay Xeebaha Soomaaliya.Read More
  • SAWIRRO: Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada LibyaRead More

Keating oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta kulamo la qaatay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya iyo Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Danjire Keating ayaa ugu horeyn ugu tagay xarunta Madaxtooyada Ra’iisul Wasaare Kheyre, iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ku aadan caqabadaha hor-taagan Ra’iisul Wasaaraha, sida wax ka qabashada xaalada abaareed iyo magacaabida Golaha Wasiirada.[

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda uu soo dhiso doono ay xoogga saari doonto arrimo badan, gaar ahaan arrinta gurmadka Abaaraha oo ah caqabada koowaad.

Sidoo kale Danjire Keating ayaa booqday Xarunta cusub ee Aqalka sare, halkaas oo uu kula kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare Abshir Axmed Bukhaari iyo Senatarada.
Guddoonka Aqalka sare ayaa kala hadlay Danjire Keating howlaha horyaala Aqalka sare iyo waajibaadka, iyadoo Danjiruhu soo dhoweeyay

habsami u socodka howlaha ka socda Xarunta Aqalka sare.
Maalintii shalay ayuu sidoo kale Danjire Keating la kulmay Madaxweyne Farmaajo, isagoo ku booqday xafiiskiisa, waxaa uu kala hadlay arrimaha abaaraha, ammaanka, xoojinta wada shaqeynta dowlad goboleedyada.

You may also like

SAWIRRO”Aabaha Wiil yar oo Boorso lagu tahriibinayay oo Xabsi ka bad baaday

SAWIRRO”Aabaha Wiil yar..

Nin kasoo jeeda dalka Ivory Coast ayaa si dirqi ah xabsi uga bad baaday ,kadib markii […]

read more
Kulan ay K/ Waqooyi iyo Maraykanka yeelan lahaayeen oo la baajiyay

Kulan ay K/ Waqooyi iyo Marayk..

Aqalka cad ee Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in wakiilo ka socday Kuuriyada Waqooyi ay […]

read more
SAWIRRO’RW Kheyre & Madax kale oo ka qeyb galay Janaasada marxuum Axmed Diiriye Cali

SAWIRRO’RW Kheyre &..

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Somalia iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay salaada janaasada marxuum Nabadoon […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *