• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Kalfadhigii 148 Jamaacada Carabta oo maalintii shalay ayku yeesheen Magaalada Qaahira ayaa Hareeyey hadalo kul kulul isku dhaafsaday

Kalfadhigii 148 Jamaacada Carabta oo maalintii shalay ayku yeesheen Magaalada Qaahira ayaa Hareeyey hadalo kul kulul isku dhaafsaday,

Manduubyada Qadar,Sacuudiga,Imaraatka,iyo wasiirka arimaha Dibada Dalka Masar taas oo markii danbe kalfadhiga Maduubka Dalka Qadar uu isaga baxay

Safiirka Sacuudi Carabiya Ahmed Qattan ayaa carabka ku adkeeyay in Qatar ay ka shalaayn doonto xiriirka ay la leedahay Iran. Qatar ayaa ka jawaabayay hadal uu ka jeediyay wasiirka arimaha dibadda ee Qatar Sultan Bin Saad al-Makiikhi intii lagu jiray kulan uu ka socday Jaamacadda Carabta, kaas oo uu ku tilmaamay in Iran ay tahay dal wanaagsan.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *