• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Isreal oo sii deysay maxaabiis tahriibayaal ah oo ka soo jeeda qaarada Africa

Isreal oo sii deysay maxaabiis tahriibayaal ah oo ka soo jeeda qaarada Africa

Sida lagu shaaciyay qaar ka mid ah warbaahinta dowladda Isreal ayaa ka sii deysay xabsi ku yaala magaalada Saxaronim ee Koonfurta Israel shalay oo Isniin aheyd  200 oo Muhaarijiin ah, kuwaasi oo ka soo kala jeeda qaarada Africa.

Dadkan la sii daayay ayaa waxa ay isugu jiraan Rag iyo Dumar oo ay ku jiraan Caruur, waxaana in la sii daayo amartay Maxkamadda Sare, kadib markii Xukuumadda ay heshiis la gashay wadan kale, kaasi oo ku saabsan martigelinta Qaxootigan.

Sidoo kale Maxkamadda Sare ee Israel ayaa waxa ay amartay in la hakiyo mudo 15 maalmood ah musaafurinta Muhaajiriintan, ilaa laga helayo qorshe cad oo ay ku bixi karaan dadkan, iyada oo aanay ku jirin si qasab ah.

Hay’adda Socdaalka ee dalka ayaa warbaahinta u xaqiijisay dadka laga sii daayay Xabsiga Israel in ay gaarayaan 207 qof, kuwaasi oo qaarkood ay sheegtay in ay la kulmeen ciqaab intii ay ku jireen xabsiga, waxaana ay tilmaamtay in hada ay ku jiraan xarun lagu daryeelo Qaxootiga.

Muhaajiriinta sharci darrada ku jooga dalkaasi iyo kuwa u dooda xuquuqda Muhaajiriinta ayaa waxaa ay sheegeen in khatar ay ku tahay dadka Muhaajiriinta ah hadii wadamadooda dib loogu celiyo iyada oo aysan jirin qorshe cad oo lagu maareyn karo, maadaama ay tilmaameen in weli ay jiraan dhibaatooyinkii ay ka soo carareen.

 Benjamin Netanyahu ra’iisul wasaaraha Israel ayaa ku dhawaaqay in uu isbedel deg deg ah ku sameyn doono kala bar dadka sharci darada ku joogo dalka, isaga oo tilmaamay in arrintaasi ay Xukuumadda kala kaashan doonto hay’adaha UN-ka.

Khamiistii, Uganda waxay sheegtay in ay ka fiirsanayso codsi ka yimid Israel si ay u qaadaan 500 oo muhaajiriin ah, kuwaasi oo sifo sharci darro ah ku jooga dalka Israel, maadaama Uganda ay ka mid tahay wadamada Afrika ee 

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *