• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Howlgalo ciidamada amaanka ay ka sameeyeen deegaanka Weydow oo saameyn ku yeeshay isku socodka iyo Ganacsiga.

Ciidamada amaanka ayaa hadda howlgalo baaritaano ah ka wada deegaanka Weydow ee duleydka Magaalada Muqdisho, ciidamadaan ayaa Xaafadaha gudaha u galaya waxaana howgalkaan uu ka mid yahay howgalkii loogu magac daray Xasilinta.

Wararka ka imaanaya deegaanka Weydow ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka kooban Militeriy, Nabd Sugid iyo kuwoo kalaba  hadda ay kawadaan deegaankaasi howlgalo baaritaano ah oo dadka lagu soo qab qabtay.

Sida wararka qaar ay tilmaamayaan ciidamadaan ayaa hadda howgalkaas ku soo qab qabtay dhalin yaro badan, kuwaas oo la sheegay in goobo leyskugu geeyay lagu baari doono dhalinyardaasi,  sida ay sheegeen Saraakiisha ciidamada amniga ee howlgalkaas hogaaminaya.

Howgalkaas baaritaanada ah oo ay wadaan ciidamada amaanka ayaa saameyn balaaran ku yeeshay isku socodka dadka iyo Ganacsiga ee deegaanka Weydow ee duleydka Magaalada Muqdisho.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *