• Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Theresa May oo is casishayRead More
  • Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Masaajid loogu magac daray Axmed Saleebaan Dafle”Sawirro”Read More
  • Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More

Howlgallo Ka Dhan Ah Al Shabaab Oo Ka Bilaabanaya Balcad

Howlgallo Ka Dhan Ah Al Shabaab Oo Ka Bilaabanaya Balcad

Guddoomiyaha maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe Qaasim Macalin Nuur oo Wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa sheegay in goor dhow nawaaxiga degmadaasi ay ka bilaaban doonaan howlgallo looga hortagayo weerarada Al Shabaab ay ka geystaan Waddada xiriirisa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Sh/ Dhexe.

Qaasim Macalin Nuur ayaa shaaca ka qaaday in uu socda qorshaha howlgalladaasi oo si wadajir ah ay u fulin doonaan Ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa ee AMISOM.

Waxaana uu tilmaamay  in ka maamul ahaan ay ka go’antahay sidii a Al Shabaab looga saari lahaa deegaanada hoos yimaada degmada Balcad ee gobolkaasi

You may also like

Ra’iisul wasaaraha Ingir..

Ra’iisul wasaaraha dalka Britain, Theresa May ayaa shaaca ka qaadday inay xilka iska casishay, kaliya […]

read more
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Masaajid loogu magac daray Axmed Saleebaan Dafle”Sawirro”

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xa..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta si rasmi ah u furay […]

read more
Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *