• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Munaasabad lagu taageeraayay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somaliya ayaa Xalay lagu qabtay magaalada Stockholom ee dalka swedan.

!Munaasabad lagu taageeraayay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somaliya ayaa Xalay lagu qabtay magaalada Stockholom ee dalka swedan.

Munaasabadaan oo ahayd taageero lagu lagu taageray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre waxaana ka qayb galay xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada ee dagan dalka swden.

Dadweyne Aad u fara badan oo ka soo qayb galay munaasabadan lagu soo dhaweynaya Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka ayaa isaga ka kala yimiday magaalooyinka Västerås & magaalooyinka u dhaw dhaw ee ay dagaan somalida kuwaas oo isugu jjiray Haween, Dhallinyaro, Abwaanno iyo Fanaaniin laga xusi karo Maxamed Xasan Xusen Lafoole,& kooxo kale ee magaalooyinkaas daga oo intii ay socotay munaasabadda ku soo bandhigay suugaan & heeso wadani ah

Cabdi risaaq Coloow oo ka mid ahaa dadkii ka qeybgalay ayaa abuukar Gaab u sheegay in ay soo dhawaynayaan Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Ugu Danbayntii waxaa Xaflad ka Hadlay Masuuliyiinta badan oo Dadka Deegaanka ah waxayna coddsi u jeediyeen Xubnaha labada aqal ee Baarlamaanka dalka Soomaliya waxaa ayna ka dalbadeen inay la shaqeyaan Reysal wasaaraha cusub

Abuukar Maxamed Maxamuud
Abuukar Gaab
Shabakadda Allbanaadir
Stockholom -Swedan

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *