• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Ka Hadlay Nin Ganacsade oo Muqdisho Lagu Dilay

Ciidamada Ammaanka degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir ayaa howlgal ballaaran waxa ay ka sameeyeen xaafadaha degmadaasi kadib dil Nin Ganacsade ahaa loogu geystay Xaafadda Koodka ee degmada Xamar Weyne kaas oo lagu Magacaabi jiray Aweys Mackoo.

Howlgalka ayaa lagu soo qab qabtay tiro dhalinyaro ah oo lala xiriirinayo falkaasi dilka ah ee xalay ka dhacay degmada Xamarweyne.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Engineer Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ka hadlay howlgalkaasi ayaa uga mahad celiyay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed sida deg dega ah ee ay uga jawaabeen falkaasi una soo qabteen dadka la tuhunsan yahay.

Maalmihii u dambeeyay waxaa Magaalada Muqdisho ku soo kordhayay falalka dilalka ah oo ay geysanayaan Kooxaha Bastooladleyda ah.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *