• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Hay’adda Culimadda oo ka digtay Bandhig faneed lagu qaban rabo Muqdisho

Hay’adda Culimadda oo ka digtay Bandhig faneed lagu qaban rabo Muqdisho

Shir jaraa’id oo maanta Muqdisho ay ku qabteen Hay’adda Culimadda Soomaaliywed, ayaa waxa ay sheegeen in loo baahan yahay in laga hortago Bandhig Faneed ay Fannaaniin Soomaaliyeed ay doonaayaan in ay ku qabtaan Muqdisho 20-ka Bishaan.

Bandhiggaan ayaa waxaa ka mid ah Fanaaniinta qaban doono Fanaanada Kiin Jaamac oo dhawaan Bandhig Faneed ku qabatay Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo u hadlay Culimadda, ayaa wuxuu sheegay hay’ad ka mid ah Hay’adaha dowladda masuuliyiin ka tirsan inay ku soo dhaweeyeen Muqdisho fanaaniinta, kuwaasi oo qayb ka wada bandhig faneedka la qabanaayo.

Waxaa uu sheegay in ay dowladda Soomaaliya ay ugu baaqayaan in ay wax laga qabto joojinta Bandhigaasi, waxaana uu ugu baaqay dhalinyarada in aysan ka qeyb galin.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *