• SAWIRO:RW Kheyre oo la kulmay Madaxda Dowladaha ay Ciidamada ka joogaan SomaliaRead More
  • TOOS U DAAWO :Shirka guud ee Qaramada Midoobey oo Furmay iyo R/W Kheyre oo khudbad hada jeedinayaRead More
  • (SAWIRRO) War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Dastuurka ee DF & D/GoboleedyadaRead More
  • Faah faahin: Dagaal ka dhacay HiiraanRead More
  • WARBIXIN: M/Goboleedyada oo dhaqaale ku qaatay taageerada SacuudigaRead More

Haweenay Gaari lagu jiirsiiyay Muqdisho

Inta la xaqiijiyay hal qof oo dumar ah ayaa ku dhintay ka dib markii gaari Caasi ah oo uu waday wiil dhalinyaro ah uu shil ku galay Wadada Makah Almukaramah gaar ahaan kasoo horjeedka Hoteel Mubaarak ee Magaalada Muqdisho.

Gaariga ayaa ku socday si xowli ah, waxaana la sheegay in uu xoog ku jiirsiiyay qof dumar ah oo waayeel ah oo wadada goynaysay.

Haweeyndii ayaa halkaasi ku dhimatay, waxaana ciidamada Ammaanka oo halkaasi soo gaaray ay gacanta ku dhigeen darawalkii waday gaarigii falkaasi geystay.

Inta badan Gaarida Shilalka ka geysta Muqdisho ayaa waxaa wadda dhalinyaro da’yar oo qaarkood aan aqoon badan u laheyn wadida Gawaarida.

You may also like

SAWIRO:RW Kheyre oo la kulmay Madaxda Dowladaha ay Ciidamada ka joogaan Somalia

SAWIRO:RW Kheyre oo la kulmay..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa waxuu sheegay in kulan la yeeshay […]

read more
TOOS U DAAWO :Shirka guud ee Qaramada Midoobey oo Furmay iyo R/W Kheyre oo khudbad hada jeedinaya

TOOS U DAAWO :Shirka guud ee Q..

York ee dalka Mareykanka waxaa ka furmay Shirka Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana shirkan ka […]

read more
(SAWIRRO) War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Dastuurka ee DF & D/Goboleedyada

(SAWIRRO) War-murtiyeedka Shir..

Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta Muqdisho ku […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *