• SAWIRRO”Aabaha Wiil yar oo Boorso lagu tahriibinayay oo Xabsi ka bad baadayRead More
  • Kulan ay K/ Waqooyi iyo Maraykanka yeelan lahaayeen oo la baajiyayRead More
  • SAWIRRO’RW Kheyre & Madax kale oo ka qeyb galay Janaasada marxuum Axmed Diiriye CaliRead More
  • Ciidamada Badda Soomaaliya oo markii ugu horeysay bur-burkii kadib ka qayb galay dhoolatus Caalami ah oo ka dhacay Xeebaha Soomaaliya.Read More
  • SAWIRRO: Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada LibyaRead More

Hargeyso oo lagu xeray dad ka ganacsanayay Diinka.

Wararka laga helaayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in laamaha amaanka ee Soomaaliland ay xabsiga dhigeen ku dhawaad 9 qof oo lagu eedeeyay in ay ka ganacsanayeen xeywaanka Diinka.

Diinka oo aanan lahayn cago uu kaga baxsado dadka ayaa dhawaanahan waxaa lagu hayay ugaarsi ba’an kadib markii sida la sheegay loo heley suuq.

Wasiirka wasaarada deegaanka ee Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil ayaa wariyeyaasha u sheegtay in ay soo badbaadiyeen 6 diin kuwaas oo hadda lagu xanaanaynayo gudaha wasaaradda deegaanka ee Soomaaliland.

Arintaan ayaa imaaneysa ka dib markii Soomaaliland ay horay u mamnuucay ka ganacsiga Diinka iyo ugaarsigiisaba, Diinka ayaa waxa uu ka mid yahay xayawaanada adduunka kasii dabar go’aya gaar ahaan dhulka Soomaalida.

You may also like

SAWIRRO”Aabaha Wiil yar oo Boorso lagu tahriibinayay oo Xabsi ka bad baaday

SAWIRRO”Aabaha Wiil yar..

Nin kasoo jeeda dalka Ivory Coast ayaa si dirqi ah xabsi uga bad baaday ,kadib markii […]

read more
Kulan ay K/ Waqooyi iyo Maraykanka yeelan lahaayeen oo la baajiyay

Kulan ay K/ Waqooyi iyo Marayk..

Aqalka cad ee Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in wakiilo ka socday Kuuriyada Waqooyi ay […]

read more
SAWIRRO’RW Kheyre & Madax kale oo ka qeyb galay Janaasada marxuum Axmed Diiriye Cali

SAWIRRO’RW Kheyre &..

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Somalia iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay salaada janaasada marxuum Nabadoon […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *