• “SAWIRRO”Madaxweyne Farmaajo oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee CaabudwaaqRead More
  • SAWIRO; Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Somalia oo shir muhiim ah uga qeyb galay SacuudigaRead More
  • DAAWO MUQAAL: Madaxweyne Ku Xigenka Somaliland Oo Gaaray Tukaraq Iyo Xiisad Ka DhalatayRead More
  • SAWIRRO: Ciidamada Kenya ee galay Ceelwaaq oo Qarax ku bur buriyay Xarunta Shirkadda HormuudRead More
  • Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kusii jeedda dalka SwitzerlandRead More

Gudoomiyihii hore Marka Yariisow oo xabsiga la dhigay

Gudoomiyihii hore ee Magaalada Marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa Xabsiga la dhigay ka dib markii lagu eedeeyay in uu Musuq maasuqay Lacag lagu tala galay dadka ku dhibaateysan degaanada maamulka Koonfur Galbeed Galbeed , gaar ahaan degmada Marka.
Gudoomiyii Hore ee Marka ayaa ku xiran Xabsi ku yaalla Magaalada Marko oo ay leeyihiin Ciidamada AMISOM .

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.
Wasiirka Gargaarka iyo Naafadda Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Muuse oo la hadlay Warbaahinta ayaa wuxuu sheegay lacagtaasi inuu lunsaday Gudoomiyihii hore ee Marka.

Lacagta la lunsaday ayaa waxaa ay gaaraysaa sideed kun oo dollar.
Dhawaan dowladda Soomaaliya waxaa ay maamul goboleedyada ay u qeybisay lacag loogu tala galay dadka ay Abaaruhu saameeyeen in la gaarsiiyo waxaana qaabkii lacagtaasi loo isctimaalay kasoo yeeray qeylo dhaano kala duwan oo ay jeedinayaan qeybaha kala duwan ee Bulshada.

You may also like

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Qudus: Trump oo u digay dalalk..

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

read more
Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal Caawa ka dhacay Degmada..

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada […]

read more
Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray  sida idiinka muuqata  Sawiradan

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle..

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *