• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Guddiga Gurmadka Abaaraha Koofur Galbeed oo lagu eedeeyay in ay Musuqmaasuqeen Gargaar Samafal

Xilli deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Gobollada Dalka ay ka soconayaan qeybinta deeqaha Samafalka ee loogu tala galay dadka ay saameeyeen Abaaraha ayaa waxaa soo baxaya Musuqmaasuq  la sheegay in Maamul Goboleedyada qaar ay kula kaceen Gargaarkaasi loogu dhiibay Shacabka tabaaleysan.

Axmed Maxamed Barre ( Macallin Barre ) oo ka mid ah Masuuliyiinta ka soo jeeda Koofur Galbeed ayaa ku eedeeyay Guddiga Abaaraha Koofur Galbeed in ay Musuqmaasuqeen Gargaarka loogu dhiibay Shacabka deegaanada Maamulkaasi.

“ Ma jiro wax Gargaar ah oo illaa iyo haatan la gaarsiiyay Gobolka Shabeelaha Hoose oo dad badan ay ku tabaaleysan yihiin” ayuu yiri Macallin Barre.

Wasiirka Gargaarka Maamulka Koofur Galbeed Cabdullaahi Muuse Abuukar oo ah Guddoomiyaha Guddigaasi Gurmadka Abaaraha aya beeniyay eedeymaha loo jeediyay ee ku aadan in ay Musuqmaasuqeen  Deeqaha loogu dhiibay Shacabka ay saameeyeen Abaaraha.

Si kastaba qaar ka mid ah Gobollada Dalka Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka billaabatay qeybinta Gargaarka loogu tala galaya dadka ay saameeyeen Abaaraha.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *