• Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Theresa May oo is casishayRead More
  • Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Masaajid loogu magac daray Axmed Saleebaan Dafle”Sawirro”Read More
  • Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More

Galmudug Oo Wada Qorshe La Isugu Furayo Waddooyinka Maamulkaasi

Galmudug Oo Wada Qorshe La Isugu Furayo Waddooyinka Maamulkaasi

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay wadaan qorshe cusub oo dib la isugu furayo Waddooyinka isku xira gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaca ka qaaday in guud ahaan deegaanada Galmudug ay ka bilaaban doonaan howlgallo ka dhan ah Al Shabaab, si looga saaro gobolladaasi.

Waxaana uu ugu baaqay shacabka ku dhaqan deegaanada maamulka Galmudug in ay la shaqeeyaan Ciidamada ammaanka, islamarkaana ay ku garab istaagaan howlgalladaasi.

You may also like

Ra’iisul wasaaraha Ingir..

Ra’iisul wasaaraha dalka Britain, Theresa May ayaa shaaca ka qaadday inay xilka iska casishay, kaliya […]

read more
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Masaajid loogu magac daray Axmed Saleebaan Dafle”Sawirro”

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xa..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta si rasmi ah u furay […]

read more
Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *