• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Gaas oo dib ugu soo laabtay Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, ka dib markii uu ka soo laabtay gudashada waajibaadka Xajka ee sannadkan, soona maray dalka isku taga Imaaraatka Carabta.

C/wali Gaas waxaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso ku soo dhaweeyay masuuliyiinta gobolka, kan degmada, sarakiisha Ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweynaha Puntland ayaa ku sugnaa maalmihii la soo dhaafay dalka isku taga Imaaraatka Carabta, wuxuuna la kulmay qaar ka mid ah madaxda dalkaas oo ay ka wada hadleen iskaashiga labada dhinac oo ay ugu horeyso dhismaha Dekeda cusub ee magaalada Boosaaso.

Ka sokow gudashada waajibaadka Xajka ee sannadkan, Madaxweynaha Puntland wuxuu dalka Sacuudiga shir kula yeeshay qaar ka mid ah Amiirada Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo ay ka wada hadleen mashaariic kala duwan.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *