• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Farmaajo oo Masar uga qeyb galaya shirka Ganacsiga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar uga qeyb galaya shirka Ganacsiga Afrika oo lagu qabanayo Magaaladdaasi.

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay gelinkii dambe ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa xalay gaaray Magaalada Sharma Sheikh, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Madaxda dalka Masar.

Farmaajo ayaa waxaa safarkaan ku wehlinaya Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirka Qorsheynta Jamaal Xasan iyo xubno kale.

Shirkan Madaxweynaha iyo wafdigiisa ay ka qeyb galayaan ayaa waxa uu qorshahay yahay inuu socdo laba maalmood, iyaddoo lagu gorfeyn doono horumarka ganacsiga Qaaradda Afrika.

Marka laga soo tago Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya, sidoo kale waxaa shirkaas Masar ka dhacaya ka qeyb galaya qaar ka mid ah Madaxda wadamada Afrika, waxayna Madaxdaasi shirka Gacansiga Africa 2017-ka ka jeedin doonaan khudbado.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *