• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Faah faahinno ka soo baxaya weerar ka dhacay duleedka Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.
Dabley hubeysan ayaa weerar ay ku qaaday gaari nuuca raaxada ah oo marayay gudaha deegaankaasi.

Waxaana la sheegay in ay dhaawaceen Darawalkii gaarigaasi, iyagoona ka xeystay, isaga oo dhaawac ah.
Ilo deegaanka ayaa sheegay in Kooxaha fuliyay weerarkaasi ay ku hubeysnaayeen Bastooladu, islamarkaana ay goobta uga baxsadeen gaari ay wateen.

Lama oga illaa iyo hadda sababaha ka dambeeya weerarkaasi, iyo waxa uu ahaa Qofka weerararay.

Mana jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxaya Maamulka deegaanka Ceelasha Biyaha oo ku aadan weerarkaasi.
Balse muddooyinkii dambe ayaa waxaa deegaankaasi ka dhacayay falal liddi ku ah ammaanka, sida dilal qorsheysan weeraro qaraxyo ah.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *