• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Faah faahin AMISOM oo duqeysay Sh/Dhexe

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Duqeyn Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ay ka geysteen fariisin ururka Al-shabaab ay ku leeyihiin Duleedka Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Dadka Degaanka ayaa warbaahinta u sheegay ujeedka Ciidanka AMISOM ay u duqeeyeen fariisinka Shabaab ay ku leeyihiin in ay tahay kadib markii ay dareemeen dhaq dhaqaaqyo ay sameynayeen Al-shabaab.

Saraakiisha Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay Duqeyntan in ay dhacday xilli saq dhexe ah oo Dadka Degaanka ay hurdayeen, waxaanan la ogeyn ilaa iyo hada khasaaraha rasmiga ah.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Al-shabaab xalay ay weerar ku qaadeen Degaanka Sabuun oo Duleedka Degmada Mahadaay ku yaalla, waxaana iska caabin ay kala kulmeen Ciidanka Dowladda Federaalka.
Wariyaha Risaala ee Degaanada Hirshabeelle C/raxmaan Cali Deerey ayaan arrimhaasi ka wareysanay.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *