• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Doorasho ka dhaceysa Maanta Magaalada Xudur

Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa lagu waddaa in ay Maanta ka dhacdo Doorashada Maamulka iyo Golaha degaanka Degmada Xudur.

Bulshada degaanka ay codkooda dhiibanayaan,islamarkaana dooranaya xubnaha ay  u arkaan in ay hoggaaminkaraan Bulshadda Magaalada Xudur.

Doorashada ayaa waxaa ka qeybgalaya Ma’suuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed iyo xubno ka tirsan Wasaaradda Arrimaha gudaha xukumadda Federaalka Soomaaliya.

Ammaanka Magaalada Xudur ayaa aad loo adkeeyay, waxaana Wadooyinka qaar xiray ciidamada Ammaanka.

Dowlad goboleedka koonfur galbeed  ayaa bilihii lasoo dhaafay waday dhismaha iyo xoojinta Maamulada degmooyinka Gobolada Baay,Bakool iyo Shabeelaha hoose.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *