• “SAWIRRO”Madaxweyne Farmaajo oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee CaabudwaaqRead More
  • SAWIRO; Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Somalia oo shir muhiim ah uga qeyb galay SacuudigaRead More
  • DAAWO MUQAAL: Madaxweyne Ku Xigenka Somaliland Oo Gaaray Tukaraq Iyo Xiisad Ka DhalatayRead More
  • SAWIRRO: Ciidamada Kenya ee galay Ceelwaaq oo Qarax ku bur buriyay Xarunta Shirkadda HormuudRead More
  • Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kusii jeedda dalka SwitzerlandRead More

Dilalka Soomaalida ku nool wadanka Koofur Africa oo cirka isku shareeray kadib markii dilal kale oo hor leh ay ka dhacaan Dalkaasi

Laba dhalinyaro ah ayaa lagu dilay tuulo u dhaw magaalada Kibtoon ee wadanka koofur afrika, halkaasi oo ay ku lahaayeen dukaamo ganacsi.

Waa dilkii sedaxaad oo ka dhaca dalkaasi sanadkaan bilowga ah oo loo geysto soomaalida ku nool wadanka koofur afrika.

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacabi jiray Yuusuf Axmed ayaa ka mid ahaa Ganacsatada soomaliyeed ee ku sugan dalka konfur afrika.

You may also like

“SAWIRRO”Madaxweyne Farmaajo oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee Caabudwaaq

“SAWIRRO”Madaxweyne Farmaa..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada […]

read more
SAWIRO; Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Somalia oo shir muhiim ah uga qeyb galay Sacuudiga

SAWIRO; Wasiirka cusub ee Arri..

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa uga qeybgalay Magaalada […]

read more
DAAWO MUQAAL: Madaxweyne Ku Xigenka Somaliland Oo Gaaray Tukaraq Iyo Xiisad Ka Dhalatay

DAAWO MUQAAL: Madaxweyne Ku Xi..

Wararka imaanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in haatan uu ku sugan yahay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *