• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Dhalinyaro Kenyaan ah oo ku biiray Al-Shabaab

Qaar ka mid ah dadka kunool degaanka Marsabit ee Dalka Kenya ayaa Warbaahinta u sheegay in dhalinyaro badan oo kunoolaa degaankaasi ay ku biireen Al-Shabaab todobaadyadii lasoo dhaafay.

Waxa ay sheegeen in qaar ka mid ah Culimadda degaanka ay ka qeyb qaateen in dhalinyaraddaasi ay ku biiraan Al-Shabaab.

Waaliddiinta Carruurtooda ay ku biireen Al-Shabaab ayaa warbaahinta u sheegay  todobaad kasta dhamaadkiisa ay 5 ka mid ah Culimada degaanka qabtaan muxaadarooyin carruurta lagu jecleysiiyo aragtida xagjirnimada islamarkaana loogu biiriyo Al-shabaab,iyaga oo ka codsaday in dowladda wax badan ka qabato arrintan.

Todobaadyadii ugu dambeeyay ayay tilmaameen qaar ka mid ah dhalinyaradda degaanka ay biireen Al-Shabaab, iyadoo ay arkaayaan waalidiintii dhalay.

Al-Shabaab ayaa inta badan Weeraro qorsheysan ka geysta degaanada ku yaalla gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya iyo sidoo kale Magaalo xeebeedyadda dalka Kenya.
Waxaa  sidoo kale jira dhalinyaro badan oo ku biiray Al-Shabaab kuwaasoo weerara Gudaha dalka kenya.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *