• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Dhageyso Wareysi: Wasiirka Warfaafintaoo ka hadlay Iscasilay Wasirka Gashandhiga iyoTaliyaha Ciidamada Somalia

Waxaa galabta ah iscasilay wasiirkii Gaashaandhigga iyo taliyihii ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.

Wasiirkii Gaashaandhigga, Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa warqad iscasilaad ah u gudbiyay golaha wasiirada, kullankoodii toddobaadlaha ee ay maanta Muqdisho ku yeesheen.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng: Cabdiraxman Cumar Cusmaan Yariisow ayaa VOA-da u sheegay in Wasiirka uu isu casilay arrimo shaqsiyadeed.

Dhanka kale, wax yar ka hor iscasilaadda Wasiirka, waxaa wasaaradiisu ay u gudbisay golaha wasiirada iscasilaadda
Taliyihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, Axmed Jimcaale Geedi (Cirfiid) oo isna sheegay inuu iscaslay.

Wariyeheenna Jamaal Axmed Cusmaan ayaa arrintan ka wareystay wasiirka Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Cabdiraxman Cusmar Cusman Eng. Yariisow.

HALKAN KA DHAEYSO

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *