• Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo si weyn u taageeray Gudoomiyaha cusub ee G/BanaadirRead More
  • Milateriga Turkiga oo gudaha u galay SuuriyaRead More
  • Ra’iisal Wasaare Khayrre oo wado qorshe isku shaandhaynayo Golahiisa Wasiirada.Read More
  • Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Wali XiranRead More
  • DHAGEYSO: Sidee Shacabka Muqdisho u arkaan Magacaabista Yariisow?Read More

DHAGEYSO: Wareysi: Gaas oo ka Hadlay Shirka Kismaayo

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo la hadlay VOA-da ayaa faah faahin ka bixiyay shirkii muddadii Saddexda maalmood ka socday magaalada Kismaayo, kaasi oo maanta la soo gaba gabeeyay.

Wuxuu sheegay Madaxweyne Gaas khilaafka khaliijka in aysan u arkin in dhex dhexaad laga yahay, oo Dowladda dhexe ay garab raacday, muhiimna aysan aheyn in la eedeeyo Dowlad Goboleedyada.

C/wali (Gaas) ayaa sheegay culeyska masuuliyadeed ee dalkan 99% in uu saaran yahay Dowlad Goboleedyada, taasi oo uu ku sheegay in ay muhiim tahay in ay wax ku lahaadaan go’aanada la gaarayo.

“Barnaamijkaas wuxuu ahaa mid aan muddo ka fikireynay in la sameeyo madal ay wadaagaan dowlad goboleedyada, labo sano ka hor ayaan qorsheynay, laakiin arrimihii doorashooyinka ayaa na soo dhex galay, in la isu yimaado, la wada hadlo wixii caqabado jira la falanqeeyo in go’aamada ku haboon la soo saaro ayuu ujeedku ahaa.” Ayuu yiri C/wali Gaas.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa shikrii Kismaayo loogu doortay Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada (GIDG), halka ku xigeen loo doortay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA

You may also like

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Qudus: Trump oo u digay dalalk..

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

read more
Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal Caawa ka dhacay Degmada..

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada […]

read more
Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray  sida idiinka muuqata  Sawiradan

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle..

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *