• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Dhageyso Warbixin : “Maalinta Caalamiga ee Gabdhaha Da’da Yar”

11 ka bisha October oo sanadkasta dunida laga xusaa “Maalinta Caalamiga ah ee Gabdhaha yar yar,” iyada oo maalintaasi la xoojiyo wacyi galinta, caafimaadka, waxbarashada iyo daryeelka hablaha.

Kulankii 72-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay ee dhawaan lagu soo gabo gabeeyay magaalda New York, ayaa si gaar ah looga hadlay arimaha gabdhaha yar yar iyo guud ahaan dumarka, waxa la soo bandhigay tirada guud ee gabdhaha da’doodu ka yartahay 18 jir ka ee dunida ku nool iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Priyanka Chopra oo ah jilaa caan ka ah dunida una u dhalatay dalka India, islamarkaana la shaqaysa UNICEF ayaa ka waramaysa dhibaatooyinka ay la kulmaan gabdhaha yar yar ee ku nool Afrika iyo guud ahaan caalamka ay dagaaladu ka jiraan.

Sahra Ciidle Nuur oo shirkaasi ka qayb gashay ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

HALKAN KA DHAGEYSO

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *