• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

Deeq lagu wareejiyay Guddiga Gurmadka Qaraxii Zoobe

Guddiga Gurmadka Qaraxii Zoobe ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula wareegay deeq ka timid Jaaliyaha Soomaaliyeed ee kunool dalalka Mareykanka iyo Canadda.

Deeqdaan ayaa aheyd Mid lacageed, waxaana Guddigaasi lagu wareejiyay lacag ku dhow Sagaashan kun oo Dollar.
Guddiga ayaa u mahadceliyay Jaaliyaha Soomaaliyeed dadaalka ay muujiyeen iyo sida ay u garab istaageen walaalahooda ay dhibaatadu ay soo gaartay.

Sheekh Nuur Baaruud “ Gurxan” ayaa sheegay in ay dadaal badan ay muujiyeen dadka Soomaaliyeed ee kunool dalalka Canada iyo Mareykanka.

You may also like

Dowladda oo lagu soo wareejinayo Maxaabiista Seychelles

Dowladda oo lagu soo wareejina..

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahe ee Seychelles […]

read more
SAWIRRO”Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo ka qeyb galay Shirka Wasiiradda Difaaca dowladaha Islaamka

SAWIRRO”Ra’iisul Wasaa..

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirada Difaaca […]

read more
Sawirro:-Wafdiga Baarlamaanka Jabuuti oo la kulmay Xildhibaanada Aqalka Sare

Sawirro:-Wafdiga Baarlamaanka..

Kulankan ayaa ahaa mid isbarasho ah waxaana wada-qaatay Wafdigii Xildhibaanadda ahaa ee ka socday Dalka […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *