• Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay BaydhaboRead More
  • Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii MunichRead More
  • Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.Read More
  • Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo ItoobiyaRead More
  • Wararkii ugu dambeeyay qarax shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Sh.hooseRead More

Dalka Liberia waxaa bilowday tirinta codadkii la dhiibtay

Dalka Liberia waxaa bilowday tirinta codadkii la la dhiibtay. Iyadoo ay noqonayso xil isku wareejintii ugu horaysay ee dimoqraadi ah ee dalkaasi ka dhacda mudo todobaatan sano ka badan.

Inkastoo qaladaad ay dhaceen haddana gudiga doorashooyinka waxay sheegeen in si wanaagsan ay wax u socdaan.
Tirida dadka u soo baxay doorashadan ayaa aad u badan. Haweeneyda xilka ka sii dagaysana waxay ku baaqday in si nabad ah loo codeeyo.

Labaatan musharax ayaa ku tartamaya doorashadan. Waxaa ka mid ah ciyaaryahan hore George Weah.
Waxaa lagu tilmaamay George Weah inuu tartankiisu aad u xoogan yahay marka loo eego musharixiinta.

Natiijada in si dhaqso ah loo shaaciyo ayaa waxaa dib u ridi kara wadooyinka oo aad u liita.
Haweeneyda xilka ka sii dagaysa Sirleaf ayaa xafiiska qabatay sanadii 2003-da.

Waxaana berigaasi dalka Liberia ka dhamaaday dagaalkii sokeeye ee dalkaasi baabi’iyay.

You may also like

Shariif Xasan oo ka hadlay Dagaalka Shabaab

Shariif Xasan oo ka hadlay Dag..

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay wadaan qorshe Dowladda […]

read more
(SAWIRRO) Khayre oo la kulmay Micheal Keating

(SAWIRRO) Khayre oo la kulmay..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay […]

read more
(Daawo Sawirrada) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo Xariga Ka jiray Suuq casri ah oo laga furay Boosaaso

(Daawo Sawirrada) Madaxweynaha..

Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02 […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *