• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Dagaal ka dhacay Duleedka degmada Balcad

Dagaal ka dhacay Duleedka degmada Balcad

Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ku dhexmaray degaanka Ilbaq  ciidamada dowladda iyo sidoo kale dagaalyahanada Al-Shabaab.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Al Shabaab weerar  ku qaadeen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaasoo maraayay Duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Dagaalka ayaa ka dhacay degaanka Gololey oo qiyaastii 7 KM dhanka waqooyi kaga beegan Degmada Balcad.

Waxaana dagaalka la’isku adeegsaday Hubka nuucyadiisa kala duwan, sida ay sheegeen dadka degaanka.

Lama oga illaa iyo haatan khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi, mana jiro weli wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac ee ku dagaalamay degaanka Gololey ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *