• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

(Daawo Sawirro) Shirka sare ee amniga Qaranka oo Maalintii labaad ka socda Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu soo gebagebeynayaa wejigii 2-aad ee shirkii London ee arrimaha amniga Soomaliya, kaasoo Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu shalay Furay.

Shirka waxaa ka qeybgalaya madaxda dowladda Soomaaliya,kuwa dowlada Goboleedyada iyo saaxiibada beesha Caalamka, waxaana lagu wadaa in laga soo saaro qodobo muhiim u ah Soomaaliya.

Maalintii Shalay ayaa waxyaabaha shirka furitaankaasi looga hadlay waxaa kamid ahaa, horumarinta Qorshaha kala guurka oo ku saleysan Waqti cad si Mas’uuliyadda Amniga looga Wareejiyo Ciidamadda AMISOM looguna wareejiyo Ciidamadda Qalabka Sida ee Soomaaliya, in la sii wado taageeradda Beesha Caalamka si loo dhiso awooda ciidamadda Qaranka Soomaaliyeed si ay u yeeshaan awood ku filan.

Qodobada sida weyn loo falanqeeyey ayaa waxaa ka mid ah ahmiyadda ay leedahay xoreeynta degaanada ay weli maamulaan Al- Shabaab iyo isku dhafka ciidamadda Qaranka, kuwaasoo ah waxyaabaha ay dowladda Soomaaliy mudnaanta siineyso.
Qeybta labaad ee shirka waxyaabaha diiradda lagu saarayo waxaa ka mid ah arrimaha dhaqaalaha iyo siyaasadda halka.

Waxaa maalintii labaad xiran wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho shirkan awgeed, iyadoo dadweynuhu ay lugeynayaan gaadiid la’aan awgeed.

You may also like

Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku sugan

Guddoomiye Jawaari oo ka dalba..

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ka dalbaday […]

read more
Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalka

Kismaayo oo uu ka furmaayo shi..

Magaalada Kismaayo waxaa dhawaan ka furmaya shirkii saddexaad ee ku saabsan mideynta cashuuraadka iyo qaybsiga […]

read more
Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay Muqdisho

Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gow..

Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan  gaar ahaan Xaafadda Soonakey  ee gobalka Banaadir ayaa waxa […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *