• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

(DAAWO SAWIRRO) Qarax ka dhacay Tareen dhulka hoostiisa mara ee magaalada London

Tiro dad ah ayaa ku dhaawacmay qarax dhulka hoostiisa ka dhacay Koofur galbeed ee magaalada London, waxaana deg deg goobta ku gaaray ciidamada booliska iyo kalkaaliyeyaasha caafimaadka.

Sawiro la soo qaaday ayaa waxaa ka muuqday baaldi cad oo holac ka baxayo, kaasoo u muuqda in waxyaabo qarxa lagu soo qariyay.

Booliska ayaa baaraya waxyaabaha qarxa oo aanay geysan waxyeelo aad u weyn, balse dadkii saarnaa tareenka ayaa kala cararay, qaarkood waa ay is buurteen.

Warbaahinta UK ayaa soo tabanaya in dhacdadan ay dhalisay dareen iyo feejignaan ku aadan qatarta kooxaha argagixisada ka imaaneysa.

Boosteejada tareenka ee koofur galbeed London ayaa la xiray, halkaasoo ciidamo fara badan la geeyay, wali ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Booliska.
 

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *