• Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo si weyn u taageeray Gudoomiyaha cusub ee G/BanaadirRead More
  • Milateriga Turkiga oo gudaha u galay SuuriyaRead More
  • Ra’iisal Wasaare Khayrre oo wado qorshe isku shaandhaynayo Golahiisa Wasiirada.Read More
  • Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Wali XiranRead More
  • DHAGEYSO: Sidee Shacabka Muqdisho u arkaan Magacaabista Yariisow?Read More

(DAAWO SAWIRRO ) Koxaha Halgan FC Iyo Waxool FC ee Degmada Afgooye oo Ciyaar Xiiso Badan Ku Dhax Martay Degmada Afgooye

Ciyaarta Ayaa waxa ay aheyd mid lagu soo gabagabeynayey Koob Is dhaxgalka Bulshada kaasi oo ay ka qeyb galeen 16 Koxood ka ciyaara Degmada afgooye ,

Garoonka Xidigaha Afgooye ee Xafada Xaawo Taako ayaa waxaa galabta Ciyaar Final Ah kuwa Ciyaaray Labada Koxood ee kala Ah Haalgan Iyo Waxool waxaa ay soo bandhigeen Ciyaar aad ay u Jecleysteen Tageerayasha ka qeyb galay .

Qeybta Kowad Ciyaarta labada dhinac waxaa ay ku kula nasteen Barbar dhac oo ah 0 iyo 0 marka dib lagu soo laabtay qeybta danbe ee ciaarta ayey wax walbo is badaleen dardar hor leh ayey labada dhinac muujiyeeen taasi oo ay ku doonayeen in ay ku hantaan koobkaasi
Balse waxaa ay noqotay in Koxda Waxool ay hesho Goolkii ugu Horeyey waxaana u Saxiixay Xidiga u Xirta Lanbarka 10 oo lagu Magacaabo Maxamed Qaasin Abow Qaaasey .

Halgan ayaa sameysay Isku day badan oo ay ku rabtay in ay ciyaarta Garbo Siman ka Dhigto balse ugu danbeytii ciyaarta waxaa ay Guusha Raacday Koxda Waxool uu Hogaamiyo Macalin Awees Aaba .

Koobkan waxaa soo qaban qaabiyey Hay aadda Al Biri Wal Ixsaan waxaana maamulayey qeybta afgooye C/wali Colaad Gatamow ,
HALKAN KA DAAWO SAWIRADA

You may also like

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Qudus: Trump oo u digay dalalk..

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

read more
Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal Caawa ka dhacay Degmada..

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada […]

read more
Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray  sida idiinka muuqata  Sawiradan

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle..

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *